Wednesday, February 9, 2011
4th feildtrip musium padi rice museum dedah
yasterday i went museum kedah, then i saw so many things
some old pictures and old goods, i was intersting that things
because, always i like any traditional oround the world
how ever i was get some experience that place also it
had nice climet and over green any side

Monday, February 7, 2011
my friends and i
my friends is hadraawi and cabdi qays waana laba nin oo aad iyo aad ugu xeel dheer sugaanata dalkayaga
Waayadan waxaa socotey dood ku saabsan SIINLLEY,anna intaydaan
ka dhiibanayaa,weliba waxaan ku darayaa BALLEY iyo sidii ay ku
bilaamatay.
Siinley markii hore Siyaasad ma ahayn,Laakiin abwaanada qaar
ayaa kadhigay siyaasad,kolkaas kadib ayay noqotay siyaasad.
Waxaa Siinleyda sababay heeso badan oo qaar la idiinsheegay oo ay ka
mid yihiin,
1) ADUUNYOOY XAALKAA BE,
2) ADIGAABA GABADH YAHAY GEDAFeeyey TIMAHA
iyo heeso kale oo qiimo iyo qaayo leh,oo ujeedoyin halgan leh oo uu
CABDI QAYS tiriyey iyadoo dawladii AFWEYNE iyo dawladii ka horeeyeba ay
kaxanaaqsan yihiin,ayaa HADRAAWI ka jawaabey hees la odhan jirey
AAKHIROOY XAGEEBAAD NAGA XIGTAA, oo iyadu heestaasi wax siyaasad ah
aan sal ku lahayn ee akhiro iyo xasuusinteed ka hadlaysa.Heestaasi
waxay ku socotey xarafka "X",kolkaa HADRAAWI ayaa heestii uga jawaabey
Isaga oon tixraacin xarafkii heestu ku socotey ee "X",oo heestiisa la
odhan jirey AL_RAXMAAN oo ku socota xarafka "A" ugu jawaabey,
Markay heestii gaadhey CABDI QAYS oo kolkaas ku sugnaa JABUUTI
ayaa waxa uu saluugey,beydka odhanaya
ADIGA OON OGEYNBAAN
UURKAAGA BAADHOO
ARINTAADU QAYSOOW
AFGOBAADSI WEEYEE
Halkaa iyada oo joogta ayaa HADRAAWI curiyey hees la odhan
jirey BELEDWEYN mudo yar ka dibna uu raaciyey riwaayad mucaarid
ah oo la odhan jirey "AQOON IYO AFGARAD" oo heeso badan oo caan ah leh
MAHAMED MOOGE iyo SAHRA SIYAAD na qaybta u weyn ay ka
qaadanayeen,Waxaa kamid ahaa heesaha riwaayadaas
1)SAXARLA
2)ALLAHAYOOW NIN DAALINA ALLAHAYOO NINDEEQSIYA DEEQDAADA HA U SIMIN
3)MUXIBADA KALGACALKEE QURUX LAGU MAJEERTAAY
iyo hees af-weyne khalkhal gelisay oo la odhan jirey
WALAALKAY NIMAAN U HAYSTAY
MUXUU WADO II FADHIISTAY
MAXAA DACAR LAY WALAAQAY
WAABAYDA KU CAAFIMAADAY

la sargooyey dunidee Rabbigay sameeyee Cirka sare u taagee Xiddigahan siraatiyo Lagu sudhay cadceeddee Sagalkiyo daruurtiyo Lagu xidhay sitaacee Dhulka gogol la seexdiyo Sabo lagu nagaadiyo Laga dhigay sin-dadabkii Buuraha la saaree Dhirta samayda ciiddiyo Salka loogu joojee Saddex laab bad iyo webi lagu yidhi sabbeeyee Dabadeed la sahanshay Qofba meel la siiyee Saldhigeedu qaybaha Cidi uma sinnaynoo dadku ruux sabooloo saranseer ku raagiyo guryo samu nin yaalloo sidka dhalay ku haystoo helay seer-ma-weydiyo laba kala sad roon baa subax noolba joogee Waan soo socdaa kowdhe Waxna waan sidaa labadhe Samir yeelo weligaa Saxarlaay ha fududaan Sal-fudaydku Xaawuu janadii ka saaree ruux aad sugaysoo maqan waa la sahadshaa sahan waa la dhowraa ha sahwiyin ha selelin salka dhaban ha noqonin ha saluugin qaybaha qalinbaa saxeexee. waxan Saatir kuu qorin ha u suul dhabaalayn Kala saar run iyo been kala garo sir iyo caad in salaaddu weligeed kala tahay Sunniyo Faral uogow sax iyo maan Inaad saamo jiiddiyo sanqadh tirasho kala daa naf jacayl sawaabayoo sanka kuu dalooshoo kuu sudhay hoggaan baad usiddaa maqaarkee ha ku daba saqlaysee haw gaabin seetada sogsogtiyo cadaaddiyo ha ku saydhin laamaha Waan soo socdaa kowdhe Waxna waan sidaa labadhe Samir yeelo weligaa Saxarlaay ha fududaan Soo saxa soona dhameeya | |
| Heestan waxa ka jawaabay, |
Monday, January 31, 2011
my dream house
My bedroom
Which little part of this world can you call your own? Where in this world can you best relate to? And which enclosure tells best about your personality and style? After a stressful day of listening to my design professor talking about a hundred different kinds of pencils, I like to lose myself in my own private hideaway. My bedroom is more often than not, the last thing I see before I retire for the night and the first thing I catch sight of when I awaken. It’s not much different from the typical barely legal, but the little things that one often overlooks is what makes its special.The most irritating forces of energy awaken my sleepy head- Light and sound. distorted voice blares through my trusting boom box alarm as she starts the ‘Super Morning’ show on 'Hot 97'. As I turn lazily to pound the snooze button, I’m hit by the penetrating rays of the warm sun which peeks through the little holes my kid brother made in my curtain. I have grown so used to those holes that I can in fact tell what time it is by looking at the positions of the rays of light on my floor.I find that convenient because it usually take colse to another minute to make out the exact positions of the hands on my wall clock which ble
4 years ago I always dream of building a home near a beach. It is made of bricks, hard wood, and tiles. A 4 bedroom, 2 bathroom two storey house with an attic and balcony facing the sea where i could sit down read a nice book, enjoying the sea breeze and sunsets every afternoon. Near the beach are nice rock formations. Surrounding my home are variety of beautiful red, pink, yellow and orange flowering plants. I don't think i still need a swimming pool, i got a crystal clear blue sea.
My kitchen
As I smell the aroma of well-made food, feel a warm sensation; I realize I am in my kitchen. That is where I spend many enjoyable hours of my life. There have been countless good memories while being in my most favorite place, my kitchen.
The first time I stepped into the kitchen, it gave off this special warm feeling that no other room gave to me. The wallpaper is a nice tint of white that makes the room feel very cozy. The lighting is always adequate because there are numerous lights and there is a big window in front of the sink. The large sink always reminds me of some funny times I had while using it.
One summer morning I was washing the disgusting dishes and I noticed that some of the water fell onto the floor. As more water kept falling on the floor, I continued washing dishes. Eventually I got sidetracked and went to anothe

Monday, January 24, 2011
Ilkaha u eg daruurtee
ciridkaaga duxulka aa
mawluhu ku daahiyo
Debnaha duxusha moodee
mar mar dib uga faydiyo
Sanqaroorka soo degay
Indha deeraleeyeey
Daymada xishoodka
Markad luqunta dadabtaa
Kolba laygu didayaa
oo layga darayaa
Indho deeraleeyeey
Dumar ugu filrooneey
Dayax shan iyo tobanaay
Dahab lagu masaalyeey
Da'da tii todaba toban
Guga loogu darayeey
Indha deeraleeyeey
Dib timaha u dhacayiyo
Dilimaaha dhabarkiyo
Sida dixida xaada
Dayrwaa ?? qaadkiyo
Suniyaasha duuda ah
Camaan doombir laayee
Daymada xishoodka
Markad luqunta dadabtaa
Kolba laygu didayaa
oo layga darayaa
Indho deeraleeyeey
Dumar ugu filrooneey
Dayax shan iyo tobanaay
Dahab lagu masaaleey
Da'da tii todaba toban
Guga loogu darayeey
Indha deeraleeyeey
Subscribe to:
Posts (Atom)